Share With Your Friends

Musiishinka weyn Ahmed Furinle oo laxiray kadib safar uu kaga yimid Dalka Ethiopa kaasoo kusoo galay Somaliland xaga dhulka. Wararka ayaa sheegayo in lagu qabtay baabuurkii uusaarnaay kaasoo ey saaraayeen maan dooriyada qamriga la dhaho. Somalida shidan ayaa ilo dhow lahadashay sheegeen in qamri gaaraya 300 oo dhalo lagu qabtay musiishinka iyo asxaabtiisa.

https://www.youtube.com/watch?v=OIBqCeMx57Y
4 thought on “Ahmed Wali Furinle oo Hargeysa lagu xidhay Kadib markii lagu qabtay 300 dhalo qamri ah. Daawo”
  1. prednisone 1 mg tablet [url=https://prednisoned.online/#]buy prednisone online india[/url] prednisone online

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!