Ahmed Wali Furinle oo Hargeysa lagu xidhay Kadib markii lagu qabtay 300 dhalo qamri ah. Daawo
Musiishinka weyn Ahmed Furinle oo laxiray kadib safar uu kaga yimid Dalka Ethiopa kaasoo kusoo galay Somaliland xaga dhulka. Wararka ayaa sheegayo in lagu qabtay baabuurkii uusaarnaay kaasoo ey saaraayeen maan dooriyada qamriga la dhaho….