Share With Your Friends

Dagaalka ka dhax abuurmay qilayaashii caanka ku ahaay musalsalka QootoQooto iyo bahda univesal ow u horeeyo Abuukar Mahdi ayaa meeshii ugu xumeyd gaaraytay. Waxaana muqaalo iska soo duubaya hadba mid oo ku cadeynaya sida dagaalka iyo waxyaabha loogeystay mudo dheer oo ey soo jilaayeen musalsal noqday caan.

Fanaaniinta iyo jilayaasha ayaa inta badan ka cabanaya mushaar la,aan iyo la qiyaamay. Wixii musalsalka kasoo baxay ow aruursaday ninka camero manka ka ahaay oo lagu magacaabo Abuukar Mahdi kaasoo kamid ah bahda Universal Tv. Faarax Murtiile ayaa Muqaal wax saxid ah iyo arintii dhacday ku qexayo soo duubay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO ABWAANKA MUQAALKIISA:

16 thought on “SIR KALE: Abwaan Faarax Murtiile oo afka furtay: soona bandhigay sida Universal Tv iyo Abuukar Mahdi Udhaceen! Daawo”
  1. Right here is the perfect site for anybody who would like to find out about this topic. You know a whole lot its almost hard to argue with you (not that I really will need to…HaHa). You definitely put a new spin on a topic which has been discussed for years. Excellent stuff, just excellent.

  2. The very next time I read a blog, Hopefully it does not fail me just as much as this particular one. After all, Yes, it was my choice to read, however I genuinely thought you would probably have something helpful to talk about. All I hear is a bunch of whining about something you could possibly fix if you were not too busy seeking attention.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!