Share With Your Friends
khadar keeyow

xog sir ah oo aan helnay ayaa sheegaysa in khadar keeyow uu farriin jaceyl u dirsaday Jiyaa baby, oo ah gabar youtube ka caan ka ah.

Jiyaa ayaa horay xiriir jaceyl
lasoo waday jamaal jecelow oo isna ah shaqsi youtuber ah.
xiriirkooda ayaa waxa uu soo idlaaday kadib markii jamaal uu ka masseyray arrin fool xun oo ay jiyaa ku kacday.

dadka arrimahan u dhuun duleela ayaa aaminsan in prank ay jiyaa la sameysay lucky, sabab u noqday isku dhacooda.

khadar keeyow ayaa horay ugu soo fashilmay xiriirro jaceyl oo uu la sameeyay dumar kala duwan oo ay kamid ahaayeen ilwaad elman iyo habboon.

Dirisle abdi oo ah shaqsi jiyaa ay aad isugu dhowyihiin oo aan khadka telfoonka kula xiriirnay, ayaa inoo sheegay in arrintan ay tahay mid ugub ah, uusan waxba ka ogayn, tahayna markii ugu horreysay oo uu maqlo xiriirka uu ka dalbaday keeyow jiyaa.

51 thought on “DEG DEG: khadar keyow oo guur ka dalbaday youtuber Caan ah.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!