Share With Your Friends

Baaritaan aan hadda samaynay ayaan ku ogaannay malaayiinta doollar ee uu Abukar mahdi ka khiyaameeyay fannaaniinta iyo majaajiliiste yaasha ruwaayadihii Qooto qooto,kaaf iyo kala dheeri iyo Musalsalkii kala haab ee uu xuquuqda allifaaddeeda lahaa abwaan Faarax Murtiile.

Lacagta kasoo xarootay in kabadan 194 muuqaal ayaa lagu qiyaasay inay gaarayso 780,000 oo doollar.

Abukar ayaa lacagtan ku dhistay guryo iyo hotello asagoo baal maraya heshiiskii fannaaniinta uu la galay.

Waxa uu maqaaxi weyn ka furtay dalka Turkiga.waxaana maqaaxidaasi haatan maamula walaalkii ismaaciil mahdi.

Faarax murtiile ayaa dacwad kusoo oogay abukar jimcihii lasoo dhaafay, waxaana dacwadda ku wehliya Abwaan faarax murtiile majaajiliistaha caanka ah ee cabdi muriidi dheere (ajakis) iyo Faadumiina.

75 thought on “DEG DEG: Abukar Mahdi oo la ogaaday lacagtuu lunsaday.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!