Share With Your Friends

Dad badan ayaa ogeyn taariikhda dhabta ah ee ninka dartiis maalmahaan loo gubayo qeybo kamid ah Mareekanka qaasatan Minneapolis. Sida arxan darada leh ow poliskii qorta uga istaagsanaay oo uu laneefsan waayey darteed uu udhintay George Floyd. Isagoo dhahaya erayosida: Ma Neefsan Karo.

Madoowga wadanka mareekanka ayaa sanadadii ugu dambeeyey poliska Mareekanka ey ugeysanaayeen falal cunsirinimo ah. Taasoo keentay in ey dadka madoowga ah ey siweyn u dhaliileen ugana soo horjeesteen.

George Floyd shaqadisa aheyd sakuurati marka laga soo tago. Waxa uu ahaay nin jila filimada qaasatan kuwa galmada. Baraha bulshada ayaa maalmahan xogtiisa lagu shaacieyey taasoo ey dad badan filamadiisa raadinayaan kadib markii ey maqleen in uu ahaan nin jila filmada galmada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!