Share With Your Friends

Mudaaharaadyo waaweyn ayaa warey ka dhaceen Turkiga maalmihii ugu dambeysay. Shacabka reer Turki ayaa walaalahood cod dheer ku taageeray.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo hadal kajeediyey ayaa cambaareeyey reer galbeedka iyo sida ey utaageerayaan Israiil oo xukumadeedu duqeyn kala joogta laheyn kuwadaan dadka reer Qasa ee ku go,doonsan meeshaas.

Reer Qasan waxaa ey dowlada Israiil kagoysay cuntadii, biyihii, shidaalkii, internetkii iyo wax kasto oo gurmad ahaay oo dadkaas lala soo gaari laahaay.

Maalmo kahor madaxweynaha Turkiga ayaa yiri ururka Hamasa mahan urur argagixiso waa urur gobanimadoon oo dhulkooda udagaalamaya.

DAAWO MUQAAL

5 thought on “Madaxweynaha Turkiga oo reer galbeedka hadalo adag ku yiri / Taageerada Falastine”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!