Share With Your Friends

horraantii bishii janaayo , Taakeeye ayaa ka dhawaajiyay inuu dib ugu laaban doono caasimadda Muqdisho oo lasheego inu kugestay falal dambiyeed dil ah, ayna jireen warar baraha bulshada leysla dhex marayay mudadii ugu dambeesay oo kusabsaneyd noloshii mugdiga aheyd ee Taakeeye xiligii uu kunolaa Magaalada muqdisho, taas oo badanaa lagu saleeyo sababta uu dalka uga cararay.

xog sir ah oo aan ka helnay ilo ku dhow Taakeeye, ayaa inoo sheegay in Taakeeye safarkiisa uu yahay mid been ah oo uu ku doonayo inuu iskaga weeciyo dadka ka aaminsan inuu magaalada muqdisho xasuuq ku geystay sanadkii 1991 kii.

Waxaa hubaal ah in dadbadan ay aamineen hadallada Taakeeye bal dhabta jirta ay tahay, inuusan dib lug u dhigi karin magaalada muqdisho, maadaama uu falal dembiyeedyo horay uga geystay.

Taakeeye ayaa haatan si qarsoodi ah ugu dhuumaaleysanaya dalka kenya asagoo ka faa’iideysanaya isku dhaca labada dal.

Daawo muuqaal kooban oo caddeynaya safarkiisa beenta ah.

https://youtu.be/d6TvQlXsiUA
3 thought on “Deg deg:Taakeeye oo arrin mucjiso ah ka dhawaajiyay iyo sir culus oo la kashifay.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!