Share With Your Friends

khadar ayaa habeen nimadii axadda, asagoo jooga goob xaflad ah, ka dhawaajiyay hadal dad badan ay la yaabeen.

hadallada khadar ayaynu kasoo xigannay asxaab ay isku dhowyihiin.waxayna inoo sheegeen in khadar uu ka dhawaajiyay in fannaanadda caanka ah ee xaliimo gobaad ay sixirtay, xurguf dhexmartay awgeed.

Khadar oo ayaantan ka gaabiyay howlihiisa faneed, ayaa la shaaciyay in dhoor jeer loo qaaday cilaajyo kala duwan oo ku yaalla magaalada Muqdisho dhexdeeda.

Ma ahan markii ugu horreysay arrin noocaan oo kale uu daaha ka rogo fannaan soomaaliyeed, waxaana kaga horreeyay dad badan oo caan ka ahaa bulshada dhexdeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!