Share With Your Friends

Xog hoose oo aan helnay ayaan ku ogaannay in Khadar Keeyow xiriir hoose in badan la lahaa fannaanadda caanka ah Xamdi bilan.

arrintan ayaa soo shaacbaxday, kadib Xamdi bilan heestii ay lasoo qaadday Mursal muuse.

Heesta oo dad badan soo jiidatay ayaa lagu shaaciyay in Mursal, fannaanada ku fara-xumeeyay Muuqaalkii heesta dhexyar.

Khadar ayaa ka maseyray Mursal Muuse kadib heestii dhexyar, waxayna tani sababtay in si fudud lagu ogaado xiriirka jaceyl ee ka dhaxeeya Xamdi bilan iyo Khadar Keyow.

Ma ahan markii ugu horreysay
khadar lala xiriiriyo arrimo noocan oo kale.

7 thought on “Fashil: Khadar Keeyow oo oohin afka furtay kadibna sheegay arin lala yaabo.”
  1. order prednisone with mastercard debit [url=http://prednisoned.online/#]10mg prednisone daily[/url] prednisone 60 mg daily

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!