Share With Your Friends

Mid kamid ah marqaatiyaashii goobjooga ka ahaa goobtii uu afar xaasle sufyaan ex-Taakeeye falka dilka ah ka geystay ayaa shaaca ka qaday Magacyada iyo qabiillada ragii uu dilay Taakeeye bishii April sanaddkii 1991 kii

Weriyeyaasha la dilay sida dilkoodu uu u kala horreeyay ayaan u kala horreeysiinnay ee ka bogosho wacan.

1.Abukar Maxamed weriye-Sheekhaal-looboge
soosaare barnaamishkii ganacsiga ee radio muqdisho

2.Cabdi sheekh Ali-Majeerteen-Carab Saalax
Soo jeediyihii barnaamishkii ganacsiga ee radio muqdisho

3.Mahad Adan Xassan-Ogaden-Cowliyahan
Madaxii xafiiska xayeysiiska ee radio Muqdisho.

4.Maxamed Cali xaange-Majeerteen-Cumar maxamuud

5.C/qaadir Cali iidle-Xawaadle

One thought on “Deg Deg: Magacyada iyo Qabiillada weriye-yaashii uu dilay Afar xaasle Sufyaan.”
  1. Aw, this was a very nice post. Finding the time and actual effort to produce a very good article but what can I say I put things off a lot and never seem to get anything done.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content