Share With Your Friends

waxaa hadda Xerada badbaadada ee london safety lagu sugayaa ammaanka fannaanka caanka ah ee Faarax murtiile, kadib markii la isku dayay in lagu dhex dilo gurigiisa, habeen nimadii arbacada.

ilo lagu kalsoonaan karo una dhow fannaanka, ayaa noo sheegay in fannaanka haatan xaaladdiisa caafimaad ay wacan tahay, baaritaanna lagu wado dadkii iskudayay inay ka takhalusaan fannaanka.

waxaa horraantii bishan soo shaac baxay xurguf dagaal oo u dhaxeysay Fannaanka iyo abukar mahdi oo illaa iyo haatan xal loo helin.

arrintan ayaa waxaa cambaareeyay qaar kamid ah fannaaniintii ka soo muuqday ruwaayadda qooto qooto oo ay kamid tahay faadumiina.

illaa iyo hadda Booliska london wali muusan xaqiijin cida sida rasmiga ah uga dambeysa falkan.

One thought on “Naxdin: Fannaan caan ah oo si dirqi ah uga badbaaday iskuday dil.”
  1. Please let me know if you’re looking for a author for your site. You have some really great posts and I think I would be a good asset. If you ever want to take some of the load off, I’d really like to write some material for your blog in exchange for a link back to mine. Please blast me an e-mail if interested. Thank you!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content