Share With Your Friends

Youtubleyda xariir hoosaad ah ka dhaxeeyo ayaa live soo wada gala kana sheekeysta xaalad hoos loo dhigay. Qaawan ayaa fashilisay sirta Dirisle Abdi oo ah youtubleyda kuwa ugu caansan. Maxey tahay waxyaabaha la qarinaayo ow Dirisle Abdi uga gaabsaday.

Waxaa baraha bulshada qabsaday dalaal u dhaxeeya gabar layiraahdo Qaawan iyo Dirsile Abdi Kuwaaoo hawada muqaalo isku duubayey. Gabarta la baxday Qaawan ayaa Muqaal soo duubtay ey uga hadleyso Dirisle. Muqaalkiina waxaa kasoo jawaabay Dirisle kana dalbaday in ey muqaal live ah usoo gasho si ey uga jawaabto suaal uu shaqsi ahaan iney uga jawaabto uu rabo. Taasoo asagu jaceleysaty in ey war kasiiso.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muqaalka:

70 thought on “Gabadhii Qaawan oo afka furatay kuna dhagan Dirisle Abdi, Dirisle oo Kadalbaday in ey Live usoo gasho Qaawan! Daawo”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!