Share With Your Friends

Mulaxamiistaha weyn ee Nabiil Bulle oo sanadadii ugu dambeeyey soo laxameeyey heesaha ugu caansanaa uguna daawasha badnaa. Mulaxamiistahaan kunool dalka Finland ayaa sidoo kale soo saaray walaakiis Gulled Simba kaasoo noqday fanaanka loogu jecel yahay heesahiisa sanadaan.

Heesaha Fanaanka Gulled Simba ayaa inta badan laxamadooda walaalkiis Nabiil Bulle uu uameeyaa. Sidoo kale Nabiil Bulle ayaa leh codka walaalkiis camal oo lama kala garanayo hadey heesaan. Nabiil Bulle ayaa ku luuqeeya erayada marka uu sameynayo Laxamada Heesaha. Nabiil Bulle ayaa marar badan oo hore cod tijaabo ah soo duubay waxa uuna markasta isku dayaa inuusan fanka soogalin sababtoo ah walaakiis ayaa fanka kujira.

Halkaan Hoose Kadaawo Heesta Talantaalinga aha Nabiil Bulle iyo Deeqo Aragsan:

70 thought on “Nabiil Bulle oo hees lasoo qaaday Deeqsan – JACEYL QIIMO BADAN / Gulled Simba oo loo yaabo sanadka 2021 ! Daawo”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!