Nabiil Bulle oo hees lasoo qaaday Deeqsan – JACEYL QIIMO BADAN / Gulled Simba oo loo yaabo sanadka 2021 ! Daawo
Mulaxamiistaha weyn ee Nabiil Bulle oo sanadadii ugu dambeeyey soo laxameeyey heesaha ugu caansanaa uguna daawasha badnaa. Mulaxamiistahaan kunool dalka Finland ayaa sidoo kale soo saaray walaakiis Gulled Simba kaasoo noqday fanaanka loogu jecel yahay…