Share With Your Friends

Fanaanada Qaali Ladan oo qiso cajiib ah ka hadashay. Kadib markii ey mar dhowaweed guri cusub ey iyada iyo xaajigeeda cusub uguureen.

Qofka markii caanyahay waxaa massage usoo qoraya dad fiican iyo dad xun kuwaasoo ku cabiraya qofka caanka ah. Qaali Ladan oo aqrisa fariimaha dadka usoo qoraan ayaa ka joogi weysay taasoo ka hadashay arin ey ka seexan weyday.

Qaali Ladan oo ka hadashay arintaas ka murugeysay fariina udirtay qofka soo qoray. Taasoo bogeeda YouTube ka uga hadashay arinta lana qeybsatay.

Ka Daawo Halkaan Hoose Muqaalka Qaali Ladan:

https://youtu.be/YiFsrmiiyZA
4 thought on “QAALI LADAN: DADKII IGU CAAYAY MADHASHO MA CAFINAAYO! ILAA CAFIS IWEYDIISTAAN? DAAWO”
  1. 2000 mg neurontin [url=https://gabapentinneurontin.pro/#]drug neurontin 200 mg[/url] buy neurontin 100 mg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!