Share With Your Friends

Labadii lamaanee ee kala tagay Rasmi Reys iyo Farxaan Yare ayaa maalmahaan waxa ey hawada heeso jawaabo ah hawada isku marinayeen. Jaceylkii ku dhamaaday fashilka ayaa labada lamaane colaad dhax dhigay.

Heesta xusub ee fanaanda Rasmi Reys soo saaratay oo layiraahdo Istaqfurullah Intaa Ku Jeclaaday, ayaa u diiday hurdada fanaanka kaasoo hees cusub iyo wali kusoo bandhigay lamaanihiisa cusub ow uga reystay jaceylkii fashilmay

Jaceylka Rasmi Reys iyo Farxaan Yare ayaa umuuqday mar kiisii hore mid aanu ku dhamaaneyn fashil sida ey lamaanuhu iskula jilayeen jaceylka.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muqaalka Heesta Cusub ee Farxaan Yare:

10 thought on “FARXAAN YARE XAASKII UU LA QABAY RASMI REYS BANAANKA KEENAY IYO HEES CUSUB JAWAAB! DAAWO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!