FARXAAN YARE XAASKII UU LA QABAY RASMI REYS BANAANKA KEENAY IYO HEES CUSUB JAWAAB! DAAWO
Labadii lamaanee ee kala tagay Rasmi Reys iyo Farxaan Yare ayaa maalmahaan waxa ey hawada heeso jawaabo ah hawada isku marinayeen. Jaceylkii ku dhamaaday fashilka ayaa labada lamaane colaad dhax dhigay. Heesta xusub ee fanaanda…