Share With Your Friends

Fartuun balbaarka oo aheyd gabar youtubered dhanka kalena ah fanaaanad ayaa guursatay wiil lagu magacaabo cismaan diamond kaas oo jaceel fara badan kala dhaxeeyay.

fartuun balbaarka ayaa ah hooyo heysato sedex caruur in mudo ah groob ayay ahed kadib markii ninkeedii hore ay kala tageen iyada oo kaliyah ayaana caruurteeda korsan jirtay.

haba faruun balbalaarka iyo cusmaan diamond ayaa dhigtay aroos cajiib ah oo kayaabiyay dhamaan dadkii kasooqeyb galay maadaama sicajiib loosoo agaasimay

HALKAAN KADAAWO MUUQAALKA AROOSKA

2 thought on “DAAWO AROOS CAJIIB AH FARTUUN BALBALAARKA OO GUURSATAY NIN KALOO CAAN AH.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content