Share With Your Friends

Farxiya Kabayare oo Heeso karbaash ah maalmahaan dabka usaaran yihiin si ey ugu karbaashto nimanka jaceylka beenta ah iyo xariirka lasoo doonta.

Farxiya Kabayare ayaa ninkii ugu dambeeyey ey ku balansanaayeey in ey aroos dhigtaan kala tageen.

Farxiya Kabayare lagu yaqaanaa in ey tahay gabar adadag nimankana ey ka cabsadaan. Ayadoo markasta karbaashta qofkii xumaan lasoo doonta.

Mar ey ka hadleysay hees cusub ey soo wado ayeey sheegtay in ey heestaan kuwii hore ka duwan tahay. Ayadoo sheegtay in ey gym gashay si ey 6pack usameysato. Taasoona tustay dhardeeda kuna muujisay in ey is dhistay.

DAAWO VIDEOGA FARXIYA KABAYARE OO KA HADLEYSA ARIMO BADAN HOOSE:

One thought on “FARXIYA KABAYARE OO 6PACK SAMEYSATAY IYO HEES KARBAASHNA NINKII CUSBAA LA HESHAY! DAAWO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!