Share With Your Friends

Fanaanada farxiya kabayare ayaa iska sooduubtay muuqaal iyadoo aad ucareysan kana haashay gabdha iska duubo muuqaalada qaaqaawan oo ay raga udiraan.

Farxiya kabayare ayaa sheegtay in dumarka ay kala hadashay in aya muuqaal qaawan iskaduubaan balse ay kadiideen sidaasi owgeed waxey usoobandhigtay qorshe cusub oo ay ceebta kaga bad baadayaan oo ah in ay wajigooda iyo kala reebaan cowrada oo ay raga cowrada oo kaliyah udiraan si,aan loo aqoonsan marka lasoodhigo baraha bulshada.

sidoo farxiya kabayare ayaa ladhawaajisay arin amakaak kunoqotay dad fara badan oo soomlaaiyeed kadib markii ay sheegtay in ay isqaawi doonto si hada kadib aysan ceeb unoqon cowrada dumar oo ay wax caadi ah unoqoto subxanallah.

halkaan kadaawo muuqaalkeeda.

https://youtu.be/aO7TlYLx3n4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content