Share With Your Friends

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hadda gudaha u galay markabka ciidanka badda Turkiga , TCG Kınalıada (F-514) ee ku sugan dekedda Muqdisho, kaa oo ay ka dhacayso munaasabadda lagu daahfurayo dhaqangelinta heshiiska difaaca iyo dhaqaalaha oo ay Dawladda Soomaaliya la gashay Turkiga.

heshiiska ayaa dhigaya ilaalada biyaha somalia ka hortagga khataraha, xad-gudubka iyo kalluumaysiga sharci darrada ah, halka dhinaca dhaqaalaha uu heshiiskan fursan u siinayo Somalia ka faa’iideysiga khayraadka kalluunka iyo shidaalka, waxaa intaa dheer dhismaha iyo qalabeynta ciidanka badda somalia .

By Khadar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!