Share With Your Friends

wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen.

wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray koomo mana eheen mid hadli kara.

dhalinyaradii booqashada ugu tagay waxey dhinacyada ka fadhiisteen bukaankii oo sariirta saaran bukaankii ayaa warqad agtiisa tiilay inta soo qabsaday ku qoray qoraal wuxuuna u dhiibay mid asxaabtii ka mida sxbkii asna warqada ma aqrine jeebka uu horay usii gashtay

daqiiqado yar kadib waxaa dhintay yarkii xanuunsanaa

saaxiibkii warqada loo dhiibay ayaa warqadii jeebka kasoo bixiyay si uu u ogaado waxa warqada ku qoran iyo in sxbkiis uu dardaaran u qoray.

warqada waxaa ku qornaa sidatan.

“Sxb ka dhaqaaq meesha waxaad ku taagantahy tubada oxygenka ma neefsa karo waxaan ku dhawahay in aan dhinto

dulucda qisada

waligaa dib ha udhigin qoraal uu qof kuusoo qoray ama wicitaanada telka sababtoo ah waqtigaas la taaganyahay in jawaabtaada muhiim tahay aa laga yaabaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content