Share With Your Friends

Aalada Tiktok oo bulshada somalida siweyn u isticmaasho sanadahii lasoo dhaafay. Aaladaasoo dhalinyarada ey ubadan yihiin kuswaasoo soo dhiga muqaalo kala duwan iyo si live ah ahna usoo galay.

Labo shaqsi oo caan ka ah bartaas Tiktok ee kusoo gala aalada Tiktok Sara Qosol Wanaan iyo Abdirahman. Ayaa meher ku qabsadeen aalada Tiktok shiikhna keensadeen waxaana si live ah u daawanaeyey kumanaan qof oo somali ah. Sida ey umuuqdeen labaduba waa ey rabeen, wax yar oo kaftan ayaa laga dareemayey gabadha. Laakiin wiilka oo ey diintu ka muuqato ayaa umuuqaday inuu rabay meherka waliba meher fiican sheego ayuu yiri lkn gabadha ayaa sheegatay dooro/digaag iyo ukun meher keeda.

Meherkii markuu dhacay oo ey dadka badan marqaatiga ka dhigteen sidoo kalana laduubay ayaa muran dhashay. Dhanka gabadha ayaa iska diiday inuu sax ahaay. Wiilkununa wuu ku adkeystay inuu ahaay meherkaas sax uuna qabo gabadha.

Sheekadu waxey gaartay shiirkhyo iney kasoo hadlaan wiilkana lagu qanciyo in gabadhu eysan mehramin karin ilaa waali ama waalidkeedan iyo familkeeda ey marqaati yihiin oo ey bixiyaan gabdha.

Wiilka ayaa wali ku doodaya in meherku sax yahay sida midka qudba sirada ah u dhaco ama markii gabdha lafururaayo eysan ubaahneyn marqaati goob joog ah.

Kadaawo muqaalka hoos:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!