Share With Your Friends

Fanaan siweyn logga yaqaano calaalamka oo udhashay Mareynkanka ayaa soo Islaamay.

Lil Jon Waa fanaan, dj iyo soosaare musika sameyn jiray. Soona Caan baxay 2000 iyo wixii ka dambeeyey.

Diinta islaamka ayaa noqotay diin ugu kobcinta badan aduunka. Dad badan ayaa diinta islaamka ka barteen baraha bulshada kadibka shahaadada qaateen.

Aalada Tiktok ayaa noqotay aalada dadka ey muqaalo kusoo gudbiyaan barashada diinta islaamka iyo soonka oo ey tijaabinayaan dad aan heysan diinta Islamka. Dadyow badan ayaa quraanka tafsiirkiisa iyo diinta islaamka kabarta aaladaan Tiktok sidaasna kusoo Islaama markey fahmaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!