Share With Your Friends

Sufyaan Shiikh Axmed (Taakeeye) oo maanta kasoo hor muudqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, iyadoo bilooyinka kahor laga soo qabtay dalka Kenya, Taakeeye oo kasoo muuqan jiray baraha bulshada ayaa aad u taageeri jiray fikradaha argagaixisada.

Sufyaan Shiikh Ahmed (Taakeeye) ayaa muqaal ahaan laga dareemayaa is badal. Kadib dhowr bilood uu xirnaay owna ku eedeysanaay agagixisonimo.

Maxkamada horteeda ayaa la sheegayaa in maanta uu si ka duwan hadaladiisii hore iyo ku ad adeegii fikirkiisa qaldan uu si ka duwan uga hadlayo.

Waxii kasoo baxo maxkamada mar dhow ayaanu idinka soo socod siineynaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!