Share With Your Friends

Baraha bulshada somalida magaca loogu halska badanaay isbuucii tagay ayaa aha magaca Shamuure. Kaasoo oo laga raadinayey baraha bulshada qaasatay barta Tiktok.

Sidoo caan ku noqday magacaas, yaana layiraahdaa ?. Shamuure waa magac aabe soomaaliyeed kaas oo heysta 11 caruur ahaayna darawal baabuurta caasiga ama hoomeyda ee ka shaqeya caasimada Muqdisho.

Shamuure waxa uu kasoo muuqday maxkamada gobalka banaadir, kiis nin lagu soo eedeeyey in uu gubay xaaskiisa oo uu uralaheyd. Kaas oo bansiin qabadsiiyey sida uu sheegay qeybo guriga kamid ah xaaskiisana ey gashay qolka uu gubay sidaasna dabdku uu ku qabsaday. Sida uu eedeysanhu sheegay ayaa dadku aami la,ayihiin waxa eyna leeyihiin in uugubay asaga sidaasna xukun dil ah loo marsiiyo.

Shamuure oo dhacdanaan banaanka guriga ka ag dhawaaw ayaa maxkamada kasheegay in uu arkaayey guriga gubanaayey iyo eedeysnahay oo guriga kasoo baxaayey. Waxaa uuna sheegay in uusan wax gargaar ah fidin maadaama dadka dariska ey isku soo baxeen booliska iyo dabdamiskana ey meesha soo gaareen.

Baraha bulshada ayaa erayo uu isticmaalayey maxkamada horteeda noqdeen kuwo bulsha soo jiidata. Kuwaas oo ahaayeen: Masha Allah iyo Insha Allah ow markasta dhahaayey hadii suaalo laweydiiyo.

Shaqadiisa darawalnimo ayaa laga soo ceyriyey maadaama kiiisan faraha lagalay si uu usheegay warbaahinta. Shamuure oo bulshada kacodsay gargaar ayaa sidoo kale sheegay in uu dhalay 11 caruur unabaahan yahay in uu shaqeyso iyo gargaar.

Sidaasna barta Tiktoka ayaa dhalinyarada xaafada ufurtay si bulshada Soomaaliyeed wax ugu soo diraan asaga live uga soo galo. Kaas oo hal live lagu gaarsiiyey 1Malyan oo tiktok Coins ah oo lacag fiican ey kasoo galeyso hadii lasoo baxo.

Tiktoka Shamuuri yaa noqday kan fllow da ugu dhaqsiiyaha badan ey dadku ku darsanayaan. Dhaafayna dhalinyaro badan oo anshax xumo ku helay boqolaal iyo malaayiin flow ah.

3 thought on “SHAMUURE HAL ISBUUC AYUU KU DHAAFAY DAD DHOWRSANO ISTICMALAYEY TIKTOK”
  1. buy doxycycline monohydrate [url=https://doxycyclinea.online/#]buy doxycycline monohydrate[/url] doxycycline prices

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!