Share With Your Friends

Xaalada laba dal oo gaartay meel xun, waxaana la joojiyey wada hadaladii kusaabsanan Sweden ka mid ahaanshaha qogweynta Nato. Maxadweynahay Turkiya oo hadlay ayaa si kulul u cambaareeyey gubista quraanka kariimka ee safaradiisa Sweden kutaala horteeda lagu gubay sabtidii.

War saxaafadeed deg deg ah waxaa qabtay Reysulwasaaraha Sweden kaas oo kulaha hadlayey bulshada wadanka. Wuxuu sheegay: Sweden waxey gashay xaalad ka daran tii dagaalkii aduunka. Bulshada iney ogaadaan xaalada iney meel xun mareyso Swedena ey ubaahantahay ka mid ahaashaha Nato oo ku xiray xaalada amniga iyo cagabadaha soo foodsaaray dalka.

Caalamka muslimka ayaa siweyn uga soo horjeedsaday. Waxeyna mudaaharadyaasha gubayeen calanka Sweden sida wadanka Pakistan, Bangaladhesh, Tukriya iyo qaal kale oo badan. Sidoo kale fariimo ayaa ka soo gaaray hogaamiyaasha caalamka.

9 thought on “DEG DEG: TURKIYA OO SWEDEN UJARAY XARIGA KADIB QURAAN GUBISTII SAFAARADA TURKIYA SWEDEN!”
  1. Good post. I learn something new and challenging on blogs I stumbleupon everyday. It’s always exciting to read content from other writers and practice something from their sites.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!