Share With Your Friends

Horyaalka ingriiska waxa la ciyaaray afar kulan oo horyaalkaas ka mid ah. Falanqeyn guud ee lagu sameeyey kooxaha ayaa kooxda kaliyah ee ilaa hada laga badin ama barbardhicin ayaa noqotay kooxda Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa sanadkaan laga dareemayaa awood utartan dhanka horyaalka taas oo in mudo dhowr sano ah in ey qaado ugu dambeysay.

Daawo falanqeynta guud ciyaaraha Isbuucaan iyo sida loo kala badiyey: Muqaalka hoose

Lawadaag asxaabtaada:

https://youtu.be/KQiGq7Qe2_g
38 thought on “Falanqeynta Ciyaaraha: Arsenal oo wali hogaanka uheysa Premier League”
  1. I strongly recommend steer clear of this site. The experience I had with it has been nothing but dismay along with doubts about deceptive behavior. Exercise extreme caution, or better yet, find a more reputable service to meet your needs.

  2. Discovering your post has been the highlight of my day! Your insights are not only valuable but presented in such an engaging manner. It’s a pleasure to find content that both educates and entertains. I’m truly grateful for the effort you put into your work. Looking forward to more.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!