Share With Your Friends

Xog hadda ina soo gaartay ayaa sheegaysa in youtuber caan Ah oo isbuucii lasoo dhaafay la xanuunsanayaya cudurka dilaa ah.

Liban Adan Cali oo loo yaqaano lii caato ayaa ka baaqday safar uu ku doonayay inuu ku tago dalka turkiga kadib makii laga helay cudurka dilaaga ah ee covid 19.

Lii ayaa shaaciyay inuu cudurka kasoo qaday garoon uu kubbad kusoo ciyaaray galabnimadii sabtida.

Halkan ka daawo asagoo ka warbixinaya cudurka sidii uu ku qaaday.

https://youtu.be/Wy4hvD1lPBA
8 thought on “Deg deg: Daawo Youtuber caan ah oo geeri ku sigtay, cudur halis ahna laga helay.”
  1. danh bai tr?c tuy?n [url=http://casinvietnam.com/#]casino online uy tin[/url] web c? b?c online uy tin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!