DEG DEG: Ilhan Cumar oo tuugnimo ku eedeysay Trump,muxuu xaday.

Share With Your Friends

Wargeyska sirdoonka ee Wikileaks ayaa shaaciyay document sir ah oo caddaynaya dacwad tuugnimo ah, oo ay ilhan cumar kusoo oogtay Madaxweynihii hore ee maraykanka Donald trump.

waxaa documentga lagu xusay in madaxweyne Trump uu lunsaday inkabadan 15 million oo dollar muddadii uu xilka hayay.

Waxaa durbadiiba fikradahooda ka dhiibtay arrintan dadyowga ku nool dalka maraykanka, waxayna sheegen in haddii arrinta ay dhab noqotaa ay la tiigsan doonaan Trump sharciga.

Trump ayaa isna ka hadlay arrintan ku tilmaamay in arrintan ay sharaftiisa meel ka dhac u tahay.

maahan markii ugu horreysay ay ilhaan kusoo oogto Trump fal tuugnimo ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!