Fadeexad: Balbalaarka oo iskuday kufsi ku sameysay shaqsi tiktok caan ka ah.

Share With Your Friends

Waxaa goor dhow baraha bulshada qaasatan youtube la soo geliyay fartuun balbalaarka oo istiiminaysa al fanaan Gariiraaye.Muuqaalka ayaa waxaa lagu arkayay Balbalaarka oo si qooto-qooto ah gacanta la sii aadaysa Naaska iyo qeybta hoose ee Al-fanaan gariiraaye.

Al-fanaan gariiraye ayaa lagu qiyaasay miisaankiisa ama culeyskiisa 250 kiilo.
fanaanka ayaana kaliya xiran kara shaararka baatiga ee tolmada.

Dhanka kale xogo sir ah oo aan helnay ayaa waxay sheegayaan, in balbalaarka ninkeeda, Cusman diamond, aad uga xumaaday muuqaalka.Waxa uuna u sheegay xaaskiisa in uu furi doono, haddii uu dib dambe ugu arko howlo noocaasi ah.

Arrintan ayaa waxaa si kala duwan uga hadlay dhammaan dadka daneeya arrimaha fanka iyo dadka caanka ah,waxaana kamid ahaa arrintaasi dadkii ka faallooday dirisle abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!