Share With Your Friends

Bishii lasoo dhaafay ayaa waxaa barta Tiktok qabsatay hees somali ah taas oo soo jiidatay dadyoowga Kala duwan ee isticmaala barta Tiktok. Kuwaas oo iskugu jira cadaan iyo madoow iskana soo duubaya heesta Nimco Happy -sii Nafta.

Warbixin kooban oo ku saabsan iyo muqaalo laga soo qaaday barta Tiktok kadaawo Muqaalka Hoos Yaala.

19 thought on “Nimco Happy Isii Nafta OO Fanaan American ah jeclaaday heestaas oo Qabsatay TIKTOK, SPOTIFY, APPLE Music.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!