Share With Your Friends

Xog hoose oo aan helnay ayaa lagu shaaciyay in isbuucaan gudihiiaa la qorshaynayo in Xamdi bilan hees kale lasoo qaadi doonto Mursal Muuse.

heestan oo magaceeda si horudhac ah aan u helnay ayaa dab weyn shidi karta xiriirka Hodan C/raxman iyo seygeeda.

Miraha heesta ayaa lagu sheegay in ay leedahay Nimco jookar.

Nimco ayaa barteeda whatsappka ku shaacisay inay dhawaan soo saari doonto hees la macag baxday ‘jacceylkii kala irdhoobay’

dadka arrimahan sida gaarka ah uga faallooda ayaa sheegay in heestani ay noqon karto mid horseedda kalataga Hodan iyo Mursal.

Mursal ayaa horay usoo furay khadro siinimo oo saddex carruur ah u hayso.tani ayay dad badan ku saadaaliyeen in mursal ay u badan tahay inuu iska illoobo xariga hodan C/raxman.

4 thought on “Sir weyn: hodan c/raxman oo oohin afka furatay kadib arin layaab leh oo xamdi bilan sameysay.”
  1. I love your blog.. very nice colors & theme. Did you create this website yourself or did you hire someone to do it for you? Plz reply as I’m looking to create my own blog and would like to know where u got this from. thank you

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content