Share With Your Friends

Ciyaaryahanka kubada cagta ee reer Masar iyo xiddiga Liverpool Mohamed Salah ayaa jimcihii soo bandhigay sawiro isaga iyo qoyskiisa oo u dabaal dagaya iida gaalada (christmas).

arrintan ayaa noqotay mi aad looga hadal hayo dhammaan baraha bulshada.

Dad badan oo islam ah ayaa shaki gelinaya saalax diinta uu haysto kadib markii ay soo shaac baxeen sawirro asagoo la dabaal dagaya qoyskiisa.

kilaafkan uu dhaliyay Salax ayaa waxaa si kala duwan uga hadlay dadka islamka, iyadoo dadka qaar ay ku tilmaameen nin diinta khalad ween ka galay kolkaana loo baahan yahay inuu ka towbad keeno falkuu ku dhaqaaqay.

Bishii Febraayo, Saalax xaaskiisa Maggi, ayaa magaalada liverpool ugu dhashay canugeedii saddexaad, Kayan.

8 thought on “Subxanallah: Maxamed salax oo ku kacay fal diinta islamka lid ku ah.Muxuu sameeyay??”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!