Share With Your Friends

Khadar keyow oo horay saaxiib dhow ula ahaa Dayax dalnuurshe ayaa shaaca ka qaaday sir ay dad badan la yaabeen.

isku dhaca Khadar iyo dayax ee horraantii bishii february ee sanadkan, ayaa sabab u noqotay in labada fannaan ay ay kala fogaadaan, siro gaar ahna iska faafiyaan.

khadar oo cod carro ku dheehan laga duubay mar uul la kaftamayay mid kamid ah dadka ay aadka isugu dhow yihiin ayaa si lama filaan ah daaha uga rogay kareemada uu dayax dalnuurshe isku caddeeyo.

waxa uu sheegay, in maalin maalmaha kamid ah qaanad kamid ah qaanadaha dayax ee uu alaabta gashto uu ku arkay kareemada wajiga lagu caddeeyo.

khadar ayaa sidoo kale sheegay in Dayax uu ka carrooday furidda aan furay qaanaddiisa qaaska ah ee uu ku keydiyo alaabaha laisku caddeeyo.

7 thought on “SIR WEYN: khadar keyow oo dayax dalnurshe sir ku saabsan kashifay.”
  1. Good day! I know this is kinda off topic however I’d figured I’d ask.

    Would you be interested in exchanging links or maybe guest writing a
    blog post or vice-versa? My blog discusses a lot of the same topics as yours and I feel we
    could greatly benefit from each other. If you might be interested feel free to
    send me an email. I look forward to hearing from you!
    Superb blog by the way!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!