Share With Your Friends

Farxiya Kabayare ayaa afka furaytay oo karbaashtay gabdho badan oo isticmalaa dabo fake ah oo tukaamada lagu iibiyo. Kadib markii ey aragtay naago ugu faanaya dabada.

Farxiya Kabayare ayaa ah qof waxkasta ey aragto ama qof ka ey isku dhacaan banaanka keentay bulshada kuxina ey ka falanqeeyaan. Baraheeda bulshada ayeey kubshaacisay arintaan taasoo qoralo badan oo isku daba xiga soo dhigtay.

Waxa eyna umuuqatay qof iney isku dhaceen oo ey baraha bulshada si sarbeeb ah hawada ugu marineysay. Taasoo waliba tiri waxaa soo xiranaa dhar qafiif ah oo lqga arki karo jirkeyga si aad u ogaataan in eysan aheyn fake.

FARXIYA KABAYARE: Sawirkaas aan soo dhigay waa laba sano ka hor koow dhaha waxaan idiin sheegaayaa hada isku kaaya keena balaq balaq iyo cajiro is dharbaaxaayo looma baahnee guntiinooyinkii aan soo xirano car ama xataa goonooyin see you soon

4 thought on “FARXIYO KABAYARE OO CEEBEYSAY GABDHO BADAN TIRI: DABADEYDA FAKE MA AHAN FIIRIYA, SAWIRO UDIRTAY! ?”
  1. pharmacie en ligne france livraison belgique [url=http://eumedicamentenligne.com/#]vente de mГ©dicament en ligne[/url] pharmacie en ligne avec ordonnance

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!