Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu dhawaan socdaal ku iman doono deegaannada SSC. Waxa uu tilmaamay inuu booqan doono deegaanada Laascaanood, Guumeys iyo Buuhoodle.
Wuxuu sheegay in uu rabay in uu wakhti xaadirkan soo booqdo deegaannadaasi balse duruufo jira awgeed uu dib u dhigey…