Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu dhawaan socdaal ku iman doono deegaannada SSC. Waxa uu tilmaamay inuu booqan doono deegaanada Laascaanood, Guumeys iyo Buuhoodle.
Wuxuu sheegay in uu rabay in uu wakhti xaadirkan soo booqdo deegaannadaasi balse duruufo jira awgeed uu dib u dhigey…
GUUSHA GALMUDUG EE KOOBKA MAAMULADA OO DHIGAY TAARIIKH CUSUB SOMALIA
Koobka maamul gobaledyada kubada cagta Somalia oo soo gaba gaboobay. Waxaana finalka isku arkay maamulka Hirshabeele iyo maamulka Galmudug. Garoonka…
MD HASSAN SHEIKH OO KA DIIDAY KULAN UU CODSAY ABIY AHMED!
Maalmo kadib isku deygii Abiy Ahmed ee ahaay in uu helo bada Somali. Kaas oo heshiis la galay Madaxweynaha Maamulka…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIIN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka…