Share With Your Friends

Maalmo kadib isku deygii Abiy Ahmed ee ahaay in uu helo bada Somali. Kaas oo heshiis la galay Madaxweynaha Maamulka Somaland ee Muuse Biixi.

Caro ka dhalatay iyo dibad baxyo waaweyn ayeey dadka Soomaaliyeed iskaga diideen damaca Itoobiya ee bada iyo dhulka Somalia.

Wadamada iyo ururada caalamka ayaa Somalia madax banaanideeda iyo dhulkeeda in lagu xad gudbo diiday oo la dhinac noqdeen Somalia.

Madaxweynaha Itoobiya ayaa waxa uu dalbaday in uu la kulmo Madaxweynaha Hassan Sheikh si uu uga raali galiyo falkii iyo erayadii uu ku hadaaqay si uu bad uhelo.

Madaxweynaha Somalia mudane Hassan Sheikh ayaa iska diiday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!