Guushii Manchester United wali Kooxda Arsenal ayaa Hogaanka heysa Premier league
Ciyaartii adkey ee dhaxmartay Manchester United iyo Arsenal ayaa waxaa guushu ku raacday kooxda United. Ciyaarta ayaa aheyd ciyaar xamaasadeeda wadata sidii lagu yaqaanay kulamada ey labadaan koox ciyaaraan. Kooxda Arsenal ayaa soo bandhigtay ciyaar…