CEEB: Majaajiliiste Caan ah oo bannaanka keenay sirta Abukar mahdi.
Majaajiliistaha Caanka ah ee Cabdi Muriidi dheere (ajakis) ayaa shaaca ka qaaday in Abukar Mahdi ku kacay fal tuugonimo ah, kadib markii uu ka inkiray lacag farabadan oo uu ku jilay ruwaayad lagu dhigay jabuuti…