Share With Your Friends

madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya mudane xasan shekh maxamuud ayaa madaxtooyada qaranka ku qaabilay cabdulaahi jaamac maxamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee ciyaaraha guud ee qaramada afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.

madaxweynaha ayaa ku ammaanay cabdulaahi jaamac maxamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo tilmaamay in guusha uu gaaray ay tahay mid taariikhi ah oo dhiirigelin u ah ciyaaraha fudud ee dalka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.

By Khadar

14 thought on “MADAXWAYNE XASAN SHEKH OO KU QABALAY VILA SOMALIA”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!