Share With Your Friends

Dhacdo layaab ley ayaa camerada Cctv ey soo qabatay wadan Mareyanka qaasatay magaalada New York.

Nin oday ah ayaa waxa uu Isku dayey inuu caawiyo nin darbi jiif ah. Oo meel qabo ah jiifa banaanka. Waxa uuna usiibay jaakadiisa kadibna uu saaray ninka darbi jiifka ahaay.

Ninkii darbi jiifka ayaa halmar kasoo booday hirdadii kadibna ninkii qabsaday. Waxa uuna jeebkiisa kala baxay wax boorso ueg. Ninkii oday ahaay ayaa isku dayey unuu kasoo ceshto xoolahiisa. Laakiin jirdil iyo lagdan adag kadib. Ninkii darbi jiifkaa ayaa si dirqi ah uga fakaday.

HALAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA DHACDADA:

One thought on “DHACDO LAJAAB LEH: DARBI JIIF ISKU BADALAY BAHAL”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!