Share With Your Friends

Qisadaan waxey ka dhacday dalka Sweden. Wiil somaliga ah iyo gabar udhalatay dalka Sweden ee Isiidhisada ah. Ayaa jaceyl dhalinyaronimo soo dhax maray.

Waxaa dhacday gabadha iney uur uyeelato kadibe uu damcay wiilka somaliga inuu iska guursado familkana usoo bandhigo. Laakiin sidii uu filaayey meysan noqon oo dhaqamada iyo gabadha oo diinta Kiristenka heysatay owgeed.

Waxaa dhacday in familka wiilka ey ku cadaadiyeey inuusan guursan gabadhaas. Wiilka somaliga aha ayaa waxuu sameeyey dhacdo layaable. Waxa uu fiilo ku ceejiyey gabadhii uu jeclaa. Kaasoo nafta dhaafiyey, maadaama loo diiday inuu guursado.

Gabadha iyo cunugii uurka ey kuwada ayaa wada geeriyooday. Booliska ayaa soo qabtay wiilka somaliga, haatan maxkamad ayuu sugaya.

9 thought on “WIIL SOMALI AH OO DILAY GABAR CADAAN AH JACEYL DARTIIS”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!