Share With Your Friends

Qiso cajiib ah ayaa waxa ey ka dhacday Caasimada Muqdisho. Nin ayaa xaaskiisa xalaasha u ah ku Gubay gurigiisa.

Dhacdaadaan ayaa ku ah ugub dhulalka soomaaliyeed. Nin xaaskiisa gubay waliba ayadoo Uur uleh.

Guriga uu kugubayey waxaa joogay caruur ey dhashay marxuumda ey udhashay nin kale. Hooyadood ayuu ku hor gubay.

Caruurta qaar oo mar la wareystay ayaa sheegeen in cabsi darteed ey qol kale ugu dhuunteen. Ayagoo isdhahaayaan amuu idinkana idin gubaa.

Isbuuc ku dhawaad ayaa lala tacaalaayey dabka soo gaaray inta eysan dhiman marxuumada dhawaca soogaaray owgiis.

Ehelada oo warbaahin lahadlay ayaa madaxda dalka iyo booliska ka codsadeen in loosoo qabto ninka gubay gabartooda ey sida sharafta leh usiiyeen.

Dambiilahaan ayaa lagu raad joogaa sida Booliska ey shaaciyeen. Wali Inuu Dalka dhaxdiisa ku dhuumaaleysanayo ayaa laaheegayaa.

One thought on “Nin Gubay Xaaskiisa Oo Uur Uleh, Booliska Somalia Oo Baafinaya!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!