Share With Your Friends

Qays Qeyser waa wiil dhalinyaro ah oo baraha bulshada isticmala siweyna loogu yaqaano videoyo dalxiis dalka iyo dibada ee bartiisa Youtubeka uu kusoo baahiyo.

Kadib markuu caan noqday gabdho badan ayaa baraha bulshada xiiso iyo kalgaceyl uqaadeen wiilkan dhalinyada ah. Markii ugu horeysay ayuu wareysi uga hadlay hablaha jaceylka usoo bandhigay ee baraha bulshada. Wareysigiisa ayuu ku sheegay in xiisahiisahiisa mark kasta isbadalo, hadba midii shidan ayaan maalmo xiiseeyaa ayuu yiri.

Gabdho badan oo taageero ama xiriir ka doonayey ee barahiisa bulshadiisa kuxiran ayaa siweyn uga falceliyeen hadala wareysiga kujira uu Qays Qeyser uga hadlay xiriir gabdho badan lasoo doonteen laakiin asagu uusan siin waqti. Maadaamo uu asagu rabo in qofka uu xiiseeyo kaliyaha uu xiriir lasameeyo.

Halkaan Ka Daawo Muqaalka Podcast Codka Ubax:

17 thought on “Qays Qeyser: Wareysi Podcast Uu Bixiyey Kadib Gabdho Badan Ayaa Kacaroodeen! Sabab ?”
  1. Farmacia online piГ№ conveniente [url=http://eufarmacieonline.com/#]п»їFarmacia online migliore[/url] Farmacie on line spedizione gratuita

  2. farmacia online piГ№ conveniente [url=https://eufarmacieonline.shop/#]acquistare farmaci senza ricetta[/url] farmacia online

  3. This design is wicked! You definitely know how to keep a reader amused.

    Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Wonderful
    job. I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you
    presented it. Too cool!

  4. pharmacie en ligne avec ordonnance [url=http://cenligne.com/#]cialis sans ordonnance[/url] pharmacie en ligne avec ordonnance

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!