Share With Your Friends

Fanaaninta Dayax dalnuurshe oo noqdeen fanaaniita kaliyah ee ku dhiiraday iney si is xilqaan ah dadka ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe. Kuwaas oo lacag aruurin naftooda iyo taareerayaasha ku xiray baraha bulshada usoo bandhigeen si ey uga qeyb qaataan

Fanaanka Dayax Dalnuushe oo bartiisa Facebooga soo dhigay in ey asaga iyo fanaanada Hamdi Bilan bilaabeen lacag aruurin gurmad lagu bixinayo dadka lasheegay in lacag lagu xiray hadey dhiig ushubayaan dadka kusoo dhaawacmay qaraxiin in lacag bixiyaar taas oo ey isbitaalada qaar ku sheegeen in baaritaanka dhiiga looga qaaadayo.

Maadaama eysan dadka badankood bixin karin oo ey dhalinyaro arday ah ubadnaayeen dadka gurmadka dhiiga ugu deeqay walaalahood kusoo dhaacmay qaraha qawaarijta ey dadka masaakiinta la beegsadeen oo aan waxba galabsan.

Xogta ah in lacago lagu xiray dhiig qaadista markey bulshada maqleyn ayaa waxaa dhaleeceyn weyn usoo jeediyeen isbitaalada waliba in shaqo joojin lagu sameeyo ayeey buklshada baraha bulshada kusoo qoreen. Dowlada iyo isbitaaladii ayeey fariintii gaartay oo saacado kadib waa lajoojiyey in lacag laga qaado. Dowlada ayaana soo jeedisay in lala soo socodsiiyo hadey arkaan isbitaal lacag ku xiraya marka uu qofku markuu dhiig jaboohid ugu tago isbitaakada Muqdisho.

Saas darteed fanaaniinta ayaa badaleen qorshahii oo waxa ey lacagihii siiyeey dadkii kusoo dhaawacmay oo isbitaalada ugu geeyeen.

6 thought on “Fanaaniita Dayax iyo Hamdi Bilan oo sameyeen oo sameeyeey isxilqaan lacag aruurin qaraxii”
  1. Для получения диплома, вам необходимо успешно завершить обучение
    в учебном заведении, выполнить все требования программы обучения и успешно сдать все необходимые экзамены.
    После этого вам будет выдан диплом,
    подтверждающий вашу квалификацию
    и успешное завершение учебы.

    у нас вы можете приобрести дипломы такие как
    купить диплом в иркутске
    У нас можно заказать и купить диплом о переподготовке
    все проходит 24-attestats.com
    в официальном порядке обращайтесь за консультацией мы вам все обьясним
    123

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content