Share With Your Friends

Habeen nimadii isniinta, Oday dabcasar ayaa bartiisa whatsapp ku shaaciyay arrin aad loola yaabay.Waxa uu shaaca ka qaaday ugu dambayntii inuu ku guuleystay inuu xiriir jaceyl la sameeyo Mama malyuun oo ah hooyo youtube ka caan ka ah.

Xaaji Dabcasar ayaa sheegay inuu waqti badan ku fakarayay inuu hantiyo qalbiga Mama Malyun oo uu ugu dambayntiina ku guulaystay.dhanka kale Mama Malyun ayaa arrintan si dadban barteeda facebook kula wadaagtay dad ay aad isugu dhow yihiin.

Waa markii ugu horreysay ay laba shaqsi oo isla waalan ay wada yeeshaan xiriir noocan oo kale.waxaa xiriirka Oday dabcasar iyo Mama malyun soo dhaweeyay Masuuliyiin kala duwan iyo dad baraha bulshada caan ka ah oo uu kamid yahay Oday Qaaq tuf.

7 thought on “SIR WEYN: Oday dabcasar oo ugu dambeyn Xiriir jaceyl usoo bandhigtay qof Caan ah.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!