Share With Your Friends

Xaaskii hore ee boss baas ayaa shaaca ka qaadday inay Abukar mahdi galmo la sameysay ayna u taagan tahay inay ka difaacdo cadowgiisa mar walba.

Muna muhiim ayaa goor sii horreysay Muuqaal laga duubay, taageero ugu muujisay ninka looga shakisan yahay inuu caddeymo badan oo galmo ah ka hayo ee abukar mahdi.

dhanka kale, Xog sir ah oo aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in wiil la dhashay Muno muhiim dil ugu hanjabay Abukar mahdi, haddii uu dalka dib ugu soo laabto.

Abukar Mahdi ayaa horay u inkiray heshiiskii Abwaan faarax murtiile ee uu ku allifay musalsalkii kala haab.

13 thought on “DEG DEG: Muno oo caddeysay inay galmo la sameysay Abukar Mahdi.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!